Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo maanta kusii jeeda magaalada…

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo isna gaaro Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay. … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo maanta kusii jeeda magaalada…